Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg inta jeer ee lafdiga (Allaah) lagu sheegay suurada Albaqara.

JAWAB

Lafdiga (Allaah) waxaa suurada Albaqara lagu sheegay 282 jeer.