Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Imisa Suuradood Ayaa Lagu Sheegay Magaca Nabi Idriis (CS)?

JAWAB

Nabi Idriis Waxaa Quraanka Lagu Sheegay Labo Suuradood Oo Kala ah: Suurada Maryama (سورة مريم) Iyo Suurada Anbiyaa (سورة الأنبياء).