Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Imisa Sano Ayuu Ku Geeriyooday Cabdil Malik Binu Marwaan?

JAWAB

Wuxuu Ku Geeriyooday: 60 Sano.

Cabdil Malik Binu Marwaan wuxuu kamid ahaa khulafadii ama madaxdii soo maray dowladii Umawiyiinta, wuxuuna ahaa khaliifkii shanaad Ee Dowladii Umawiyiinta.