SUAAL
Sheeg imisa caruur ayuu dhalaa Maroodiga?
JAWAB
Maroodiga halkii mar wuxuu dhalaa hal ama labo caruur.
Maroodiga noloshiisa oo dhan wuxuu dhali karaa illaa 12 caruur, laakiin sida caadiga ah inta badan maroodigu nolashiisa wuxuu dhalaa 4 illaa 6 caruur ama ilmo.