Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Imisa Ayuu Ukala Baxaa Xadiiska?

JAWAB

Wuxuu Ukula Baxaa Labo Qayb Oo Kala Ah: Xadiis Nabawi & Xadiis Qudsi.