Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Halka Uu Ku Dhashay Cabdil Malik Bin Marwaan?

JAWAB

Cabdil Malik Bin Marwaan (عبد الملك بن مروان) Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Madiina Al-Munawara (مدينة المنورة).