Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Geedka Caleentiisu Ay U Jeedo Hadba Halka Ay Qoraxdu Ka Hayso?

JAWAB

Waa Geed Ubax Ah Oo Ay Soomalidu Qaarkood U Yaqaanaan “Gabal Dayax” Luqada English-kana Loogu Yaqaano “Sunflowers“.