Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Eygii asxaabul kahfi magaciisa?

JAWAB

Eygii Asxaabul Kahfi waxaa lagu magacaabi jiray Qidhmiir (قطمير).