Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Duulaankii Ugu Dambeeyay Ee Uu Sacad Binu Mucaad Ka Qayb Qaatay?

JAWAB

Duulaankii Ugu Dambeeyey Ee Uu Saxaabigii Waynaa Sacad Binu Mucaad(سعد بن معاد)Ka Qayb Qaatay Wuxuu Ahaa: Dulaankii Axzaab (غزوة أحزاب) Ama Khandaq (غزوة خندق).