Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg cunnada inta badan ay Soomaalidu ku suxuurtaan bisha Ramadan?

JAWAB

Soomaalida inta badan waxey ku suxuurtan Soor iyo Caano.