Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Burkaanka Ama Volcano-ha Ugu Weyn Qaarada Yurub Wadanka Uu Ku Yaalo?

JAWAB

Wuxuu Ku Yaalaa Dalka Taliyaaniga (Italy), Waxaana Loo Yaqaanaa (Etna).