Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Badda Ugu Wayn Baddaha Caalamka?

JAWAB

Badda Ugu Wayn Caalamka Waa: Bad Waynta “Pacific”.

Bad waynta “Pacific” waa badda ugu wayn uguna qotada dheer baddaha caalamka.

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha