Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Aayada Ugu Horeeysay Ee Soo Degatay Aayadaha Suurada Aala-Cimraan?

JAWAB

Aayada Ugu Horeeysay Ee Soo degatay Aayadaha Suurada Aala-Cimraan (سورة آل عمران) Waxay Ahayd Aayada 138 oo ah (هذا بَيانٌ لِلنَّاسِ وَهُدىً وَمَوْعِظَةٌ لِلْمُتَّقِينَ)

Sida laga wariyey Saciid Bin Jubayr (سعيد بن جبير) wuxuu sheegay in aayada ugu horeeysay ee kasoo degatay suurada Aala-Cimraan (سورة آل عمران) ay ahayd aayada 138aad.