SUAAL
Nin ayaa taagnaa wabi dhinaciisa waxa uu u wacay eygiisa oo joogay wabiga dhinaciisa kale, eygii wabiga ayuu soo kormaray asigoo aanan qoyin buundo iyo doon toona ma adeegsanin, sidee ayey ku dhacday?
JAWAB
Wabiga wuu barfeysnaa biyo ma laheyn
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
