Na Weydii Suaal

SUAAL

Nabi Aadam Intaan La Abuurin Yaa Dhulka Ku Noolaa?

JAWAB

Culumada Diinta Waxay Sheegaan In Intaan La Abuurin Aadam Ay Dhulka Ku Noolaayeen Jinni, Hase Yeeshee Saynis-yahanada Raadadkii Hore Baara Waxay Sheegaan In Malaayiin Sano Ka Hor Inta Aysan Banii Aadamka Ku Beermin Dhulka Ay Dhulka Ku Noolaayeen Xayawaano Waawayn Oo Loo Yaqaano “Dinosaur“, Kuwaasi Oo Badankoodu Baaba’ay.