Na Weydii Suaal

SUAAL

Meeqo xayawaan ayuu nabi muuse doontiisa ku qaatay ?

JAWAB

Nabi Muuse (CS) xayaawnba doontiisa kuma qaadan maxaayeelay nabi nuux (CS) ayuu ahaa midka dhistay doonta kuna qaatay xayaawano dhoor ah oo uu alle amray.

Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha