Waxaa Jirta Sideed Meero Oo Ku Wareegta Qoraxda.
Marka la eego meerayaasha ku wareegta qoraxda waxay tiro ahaan gaaarayaan 8 meero kuwaasi oo uu ku jiro meeraha dhulka oo aan ku noolnahay.