Na Weydii Suaal

SUAAL

Maxey sameysaa shinnida markay difaacayaan buulkooda?

JAWAB

Shinnidu aad ayay u dagaalantaa markey buulkeeda difaaceyso.