Na Weydii Suaal

SUAAL

Maxaa sababy in tirada shinnida ay hoos u dhacdo?

JAWAB

Sababaha waxaa ka mid ah cayayaanka, sunta beeraha, iyo isbedelka cimilada.