Na Weydii Suaal

SUAAL

Maroodiga asigoo istaagsan miyuu dhalaa?

JAWAB

Haa, Maroodiga wuxuu dhalaa asigoo taagan hase yeeshee aan si toos ah u taagneyd, waa taagnaasho ay xoogaa kartuugsi ku jirto.