Na Weydii Suaal

SUAAL

Luqada Soomaalida Ma Waxaa Lagu Tiriyaa Luqadaha Cushitic?

JAWAB

Dadka Qaar Waxay Sheegaan In Luqada Soomaalida Lagu Tiriyo Luqada Cushitic, Hase Yeshee Dadka Sidaa Dhahaya Ma Haystaan Wax Daliil Ah Oo Ay Kusigi Karaan Arintaasi.Sidoo Kale Waxaa Jira Taariikhyahano Qaar Ee Sheega In Luqad Soomaalida Lagu Tiriyo Mid Kamid Ah Lahjadaha Luqada Carabiga, Waxaana Arintani Daliil U Ah Isu Ekaanshaha Xaga Dhawaqa Xarfaha Iyo Ereyo Badan Oo Carabi Ah Ee Luqada Soomaaliga Laga Helo.Xaqiiqda Allaah (SW) Ayaa Og.