Na Weydii Suaal

SUAAL

Kumuu Ahaa Saxaabigii Ku Riyooday Aadaanka Salaada?

JAWAB

Wuxuu ahaa Cabdullah Bin Zeyd Bin Cabdirabih Bin Thaclabah ( عبد الله بن زيد بن عبد ربه بن ثعلبة ). wuxuuna kamid ahaa ansaarta.