SUAAL
Kumuu Ahaa Faysal Bin Cabdil Casiis?
JAWAB
Boqor Faysal Bin Cabdil Casiis Wuxuu Ahaa Boqorkii Sedexaad Ee Boqortooyada Saudi Arabia, Wuxuu Dhashay Taariikhda Markay Ahayd 14 – April 1906 , Wuxuuna Xukunka Boqortinimada La Wareegay Sanadkii 1963.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
