Na Weydii Suaal

SUAAL

Kuma Ayaa Wakiiil Ka Ahaa Ramla Bintu Abii Sufiyaan Markuu Rasuulka NNKH Guursanayey?

JAWAB

Waxaa Wakiil Ka Ahaa: Khaalid Binu Saciid (خالد بن سعيد).