Na Weydii Suaal

SUAAL

Kismaayo badeeda imisa ayee u jirtaa jamaame?

JAWAB

Magaada Kismaayo waxey jamaame u jirtaa ku dhawaad 52 km oo u dhiganta 32 miles