Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Suuradood Ayaa Lamagac Ah Magacyada Nabiyada?

JAWAB

Suuradaha Nabiyada Lamagac Ah Waa Lex Suuradood, Waxeyna Kala Yihiin:1. Yoonis2. Huud3. Yuusuf4. Ibraahiim5. Muxamed6. Nuux