Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Sano Ayuu Noolaan Karaa Libaaxa?

JAWAB

Libaaxu Wuxuu Noolaan Karaa 10 Sano Ilaa 20 Sano.