SUAAL
Imisa sano ayuu khaliifka islaamka ahaa Cuthmaan bin Cafaan (RC)?
JAWAB
Cuthman binu Cafaan wuxuu khaliifka islaamka ahaa mudo 12 sano ah.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
