Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa salaadood ayaan sunno laheyn salaadaha faradka ah?

JAWAB

Salaadaha faradka ah waxaan salaad sunno ah laheyn Hal Salaad waana Salaada Casir.