Na Weydii Suaal

SUAAL

Imisa Ayey Gaarayeen Tirada Ciidankii Muslimiinta Ee Dagaalkii Bader?

JAWAB

Dagaalkii Beder Ciidanka Muslimiinta Waxey Tiro Ahaan Gaarayeen 319 Ruux, Sidoo Waxaa La Sheegaa In Ay Ahaayeen 314 Ruux.