Na Weydii Suaal

SUAAL

Ilmha Caloosha Ku Jiro Meeqa Bilood Ayay Ku Nuuxsadaan Ama Lagu Dareemaa Dhaqdhaqaaqooda?

JAWAB

Sida Caadiga Ah Ilmaha Caloosha Ku Jira Waxay Nuuxsi Ama Dhaqaaq Bilaabaan Bisha Labaad Dhamaadkeeda, Laakiin Hooyadu Waxay Nuuxsiga Ama Dhaqaaqooda Dareemi Kartaa Dhamaadka Bisha Afaraad Ama Bilawga Bisha Shanaad.