Na Weydii Suaal

SUAAL

Halkee ayey ku taalaa Maxkamada Cadaalada Caalamka oo marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano (ICJ)?

JAWAB

Waxey ku taalaa magaalada The Hague ee dalka Netherlands