Na Weydii Suaal

SUAAL

Hadii 2 qalin qiimahoodu yahay 1.5$, Hadaba imisa qalin ayaa lagu iibsan karaa 9$?

JAWAB

Waxaa lagu iibsan karaa 12 qalin.