SUAAL
Gaari Ayaa Isaga Oo Buuxa Muqdisho Kasoo Tagay, Markii Uu Imaaday Guriceel, Gaariga Wuuba Maran Yahay, Sidey Ku Dhacday?
JAWAB
Gaariga Marka Uu Muqdisho Kasoo Tagay Waxaa Ka Buuxay Baraf, Wadada Inta Uu Socday Ayuu Barafka Dhalaalay.
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
