Na Weydii Suaal

SUAAL

Carabtu Maxay Dhahaan Codka Uu Bixiyo Biyaha Marka Uu Burqanyo?

JAWAB

Codka Ay Biyuhu Bixiyaan Waxay Carabtu Dhahaan “Khariir” (خرير).