Na Weydii Suaal

SUAAL

Bisha Ramadaan In La Soomo Ma Waajib Baa?

JAWAB

Haa Waa Waajib, Wuxuuna Ku Waajibaa Qof kasta Oo Muslim Ah Oo Qaangaar Ah Oo Fiyoow ( Aan Xanuunsaneyn Ama Waalneyn).