Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay Soomaaliya dhoofiso?

JAWAB

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay Soomaaliya dhoofiso waxaa ka mid ah: xoolaha nool, kalluunka, iyo Badarka la cuno