Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg cabirka baaxadda dhulka Soomaaliya?

JAWAB

Baaxadda dhulka Soomaaliya waxaa lagu qiyaasaa 637,657 km².