Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg waxa loo yaqaano nidaamka xukunka siyaasadeed ee Soomaaliya?

JAWAB

Nidaamka xukunka siyaasadeed ee Soomaaliya waa xukun federaal ah oo dimuqraadi ah.