Na Weydii Suaal

SUAAL

Waa maxay sababta ay shinnidu u sameyso malabka?

JAWAB

Shinnidu waxay malabka u sameeyaan si ay cunto ahaan u kaydsadaan xilliga qaboobaha.