SUAAL
Sheeg suuradii lagu sheegay Qisadii Qaaruun?
JAWAB
Qaaruun qisadiisii suurada ay kusoo aroortay waa: Suurada Qasas (سورة القصص).
Sidoo kale magaca Qaaruun waxaa lagu xusay ama lagu sheegay sedax suuradood oo kale ah:
- Suurada Qasas (سورة القصص)
- Suurada Cankabuut (سورة العنكبوت)
- Suurada Gaafir (سورة الغافر)
Nooca Suaasha
Fureyaasha Suaasha
