Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg waa kuma qofka ay ka hadleyso aayada 143 ee suurada Al-Saafaat?

JAWAB

Aayada 143 ee suurada Saafaat qofka ay ka hadleyso waa nabi Yuunis (يونس) (cs).