Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg wadankii ugu horeeyay ee lagu qabtay koobka cayaaraha aduunka?

JAWAB

Wadankii ugu horeeyay ee koobka cayaaraha aduunka lagu qabtay wuxuu ahaa: dalka Uruguay waxeyna ciyaarta ka dhacday magaalada Montevideo ee dalkaasi.