Waxaa ku guuleystay dalka Taliyaaniga (Italy), waxeyna finalkii 3-1 uga badiyeen dalka Jarmalka (Germany).