Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg wadanka ay ku taalo sarta ugu dheer caalamka?

JAWAB

Sarta ama Burjiga ugu dheer caalamka waxey ku taalaa dalka isu taga Imaaraat-ka carabta.