Na Weydii Suaal

SUAAL

Goormaa ayuu dhacay weerarkii diyaaradaha ee lagu burburiyey Dabaqyadii mataanaha ee dalka Mareykanka

JAWAB

Weerarka labada dabaq mataanaha ee dalka Mareykanka wuxuu dacahay taariikhda markey aheyd: 11 September sanadkii 2001