Na Weydii Suaal

SUAAL

Maxaa laga soo gaabiyey magaca shirkada HP?

JAWAB

Magaca Shirkada HP waxaa laga soo gaabiyay: Hewlett-Packard.