Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg Sanadkii uu geeriyooday Imamu Shaafici?

JAWAB

Imaam Shaafici wuxuu geeriyooday sanadkii 820 miilaadiga oo ay ku beegnayd 204 hijriga