Na Weydii Suaal

SUAAL

Sheeg sanadkii uu dashay Imamu Shaafici?

JAWAB

Wuxuu dhashay sanadkii 767 miilaadiga oo ay ku beegnayd sanadkii 150 hijriga.