Na Weydii Suaal

SUAAL

Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunku gelin?

JAWAB

Waa Magaalada Madina Almunawara.

Sidoo kale waxaa jiro riwaayado kale ee sheegaya in Magaalooyiinka Makka iyo Madina labadaba an cudurka daacuunku gelin.